Posts

Showing posts from July, 2019

7-arimood oo noloshaada ka dhigi kara mid xasiloon!

Image
Duruufaha dhaqaala xumo iyo bulshaba ee aan ku hoos noolnahay ayaa ah mid aadmiga durbaba ka dhigta in uu isdhiibo, balse taa badalkeeda ayaa laga doonayaa (ADIGA) inaad isbarto sidii aad uga talaabi laheyd caqabadahaasi ku horyaala. Todobada furo ee ayaan kasoo wada helay Quraanka iyo hadalo dad horay ay u dheheen aana hubo in ay wax ka badasho noloshaada maalin laha ah hadii aad si nadiif ah aad ugu dhaqanto. Salaada Salaada ayaa ah mid aad ugu weyn nolosha qofka muslimka ah, xasalooni iyo dagaanaana ku abuuri karta. Ma ahan oo kaliya in salaada ay waajib nagu tahay ama nala saaray, balse taa ayaa la macna ah inaad maamulka iyo amuuraha aduunka aad u dhaaftay ilaahay ama aad u khirtay in Eebe ”Ilaahay” uu yahay maamulaha aduunkaan. Xumaanta oo laga fogaado Qofka oo iska ilaaliya waxa uu ilaahay diiday ayaa xaqiiq ah in uu ilaahay tusiyo qofkaas wado suuban oo sahlan, maxaa yeelay macaasida oo raadiyo ama lagu sii fogaado ayay nolosha noqotaa mid ciriiri iyo culeyso lasoo