Posts

Showing posts from August, 2020

Abukar Omarson ”Waxaan usoo joogay” season 1, Episode 9

Image

Aisha AH. Abdille “Waxaan usoo joogay” #Season 1, Episode 7

Image

Hodan Toosh "Waxaan usoo joogay" Season 1, Episode 5

Image
Todobaadkaan waxaa barnaamijka iigu marti ah Hodan Toosh oo ah gabar aad ugu shaqeyso arimaha bulshada kuna sugan dalkaan Sweden. Hodan waxa ay talso siin iyo wacyi galin ka wada haatan xaafada soomaalida ay ku badanyihiin ee dalkaan Swden ee loo yaqaano Rinkeby. Hodan waxa ay ila wadaagtay arimo badan oo ay usoo joogtay. Available listening platforms Podcast Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4 Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay #Stockholm

Wariye AbdiFatah Hassan "Waxaan usoo joogay" Season 1, Episode 4

Image
Barnaamijka maanta waxa iigu marti ah Wariye AbdiFatah Hassan agaasimaha halgaran.com haatan ku nool dalka Jarmalka iyo wixii uu soo joogay. Available listening platforms Podcast Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4 Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay #Stockholm

Wariye Mohamoud Idaja "Waxaan usoo joogay". #Season 1, Episode 3

Image
Barnaamijka waxaan usoo joogay waxaa maanta iigu marti ah Mohamoud Idaa-jaa oo ah wariye ku sugan dalka Sweden. Idaajaa wuxuu horay uga soo shaqeeyay STAR FM Kenya haatan waxa uu wali kasii shaqeeyaa saxaafada isagoo ka howlgala Raadiyaha Sweden qeybta afka Soomaaliga. Available listening platforms Podcast Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4 Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo #Talk2mePodcast #TrendSverige

Wariye Ahmed Laqaaye- Waxaan usoo joogay #Season 1, Episode 2

Image
Barnaamijka waxaan usoo joogay Wariye Ahmed Laqaaye iyo sooyoolkiisa shaqada saxaafada laga soo bilaabo Mombasa ilaa Mogadishu. Wariye Ahmed Laqaaye oo aan mudo dheer is naqaano ayaa caawa marti iigu ah Podcast Talk2Me. Available listening platforms Podcast Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4 Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay #Stockholm

Ismail Ali - “Waxaan usoo joogay # S1-Episodes 1

Image
Todobaadkaan waxaa iigu marti ah Ismail Ali oo ah muwaadin arimha bulshada aad uga shaqeeyo oo ku nool dalkaan Sweden.  Waxaan usoo joogay waa barnaamij aan dooneyno inana ku aruurino dhacdooyinkii ugu yaabka badnaa gaar ahaan Soomaalida ku nool dibadaha.  Barnaamijka sidoo kale isagoo dhageysi ah waxaad ka heli kartaan dhamaan goobaha lagu dhageysto podcast-yada. Available listening platforms Podcast   Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4 Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay #Stockholm