Dhaqaalaha guriga si fudud u xisaabso. Daawo

Muuqaalkaan waxaan ugu talagalay ardeyda ama dadka shaqeeya, waa hanaan sahlan oo aad si dagan aad u xisaabsan karto dhaqligaaga inta uu doono ha gaaree.

Fadlan ila wadaag aragtidaada ku aadan muuqaalkaan hadii aad dooni laheyd inaad si gaar ah laguu caawiyo.


Halkaan ka daawo.



Mohamed Ibrahim Ayaanle

Comments

Popular posts from this blog

Fadliga tobanka danbe ee Ramadan

Kaftan & Kululeysi ~S1•E8 ~ Sufyaan+FBI vs SOMALI maryooleey