Hodan Toosh "Waxaan usoo joogay" Season 1, Episode 5




Todobaadkaan waxaa barnaamijka iigu marti ah Hodan Toosh oo ah gabar aad ugu shaqeyso arimaha bulshada kuna sugan dalkaan Sweden. Hodan waxa ay talso siin iyo wacyi galin ka wada haatan xaafada soomaalida ay ku badanyihiin ee dalkaan Swden ee loo yaqaano Rinkeby. Hodan waxa ay ila wadaagtay arimo badan oo ay usoo joogtay.

Available listening platforms Podcast Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4 Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay #Stockholm

Comments

Popular posts from this blog

Fadliga tobanka danbe ee Ramadan

Kaftan & Kululeysi ~S1•E8 ~ Sufyaan+FBI vs SOMALI maryooleey